Saado Cali oo la gudoonsiiyay Lifetime Achievement Award [Daawo Sawiro]
wiil ogaadeen - 2011-06-07 05:58:31 jilaa waa qalad in aad soo galisaan webka sawirada fanaanada oo qaawan oo cowradeeda iyo naasaheeda banaanka yaalaan, ma aha wax anshax ah gaar ahaan sawirka ugu danbeeya si caadi ah ayaa naasheeda loo arkaayaa. isku xishooda waa hooyadiin oo kale ma aha in sidaa la isku ceebeeyo!
muwaadin - 2011-06-07 06:34:24 abaalmarinta la sheegayo waxaaba lagu siiyay ineey is qaawiso abaalmarin wanaag lagu kasbado hadeey ahaan laheyd waxaa la siin lahaa gabdhaha muslimaatka ah ee xijaabin maxaa yeelay kumanaan gabdhood oo saado cali ka sharafbadan ayaa la siin lahaa hadeey tahay abaal marin fiican meeshaas waxaa nooga cad in abaal marinta lagu siiyay qawnaashaheeda iyo ineey gabdheheena dariiqa wanaagsan ka dhumiso mida kale saadooy weli jaanis ayaad haysataa allaah ka baq oo jirkaaga asturo mudo ayaad qawnaansho ku sugneeda miyaadan ilaaheey ka xishooneyn bal cimragaat ku jirto bal fiiri oo aa aad cawradaada banaanka soo dhigeyso
aweis cade - 2011-06-07 08:26:09 waxey ila tahay hadii qof uu ka cabaanaayo qaawanaanta fanaanada inuu iskaba dhaafo inuu soo galo webka waayo hadii saado qaawanaan lagu sheegay waa sidee qawaanaanshaha gabdhaha bollywoodka ee mar waliba laguu soo daabaco websitka. kolka waxaan leeyhay jilaa hadii qaaawanaan aad naga dhaafeeysaan all naga joojiya saado wlaaaa shushmita ilaa priyanka .. hadii kale bada meeshii laga galo waa wada dhanaanaan. ha idinku taagnaato sxbyaal. bye.
tabu - 2011-06-07 09:47:35 nagaha bollywoodka waaba gaalo ee islaan weyn oo saan isu soo taagtay maxay kula tahay adigu maku taageereysaa taa waan ka xumahay qof lagu tilmaamay mu waadin inuu saan u labisto waxaan oran lahaa ha is daawato hana ka qooma mayso
ha isoo marin adio marti ah - 2011-06-07 09:49:14 Tan ayada is ceeweysay maxa laga ceweynaa uf.
Naagta intan la'eg oo nasaha bananka ku wado
mmm Tan wax kaley wada ilahow naga wareji balayadeeda.
Naagaha gaalada aa sidaan ku sameeynkarin dad hortiis
Firi halaha naasaha ayee baneeysay, inta kale wa Ok
waa la fahmi karaa in qaawinada iskugu tala gashay
shakir - 2011-06-07 10:15:02 waanu u duceynaynaa run ahaantii ayada iyo dhamaan umada somaliyeed ee lunsan......
gabar reer madiino - 2011-06-07 11:21:52 war waxaan in dhaha mey layihin war wax bey hoos kariran tahay t shirt ayey xirantahay ee iska daya seef labodnimada hana ceynina waa qof hooyo eh walaalaya ahooyo hadey xuntahay iyo hadi kaleba cey hauquurina
Sahro - 2011-06-07 11:42:44 Gabdhihiyaa saan ka xishoonaayo inte joogtaa naag wiilkeediiba uu jiro 20 sano way waalantahay lee iska dheh.
zubeeyda - 2011-06-07 12:15:59 asc
walaalayaa sifiican u fiiriya sawirka islaantaan waxeey wadataa garanka jirka markaa sifiican u fiiriso aya ladaremaaaaaaa
odey cabdule - 2011-06-07 13:16:49 alla dadkan sado wax ka shegayo maxay laxyihin markay farxiyo fiska iyo nimco dreeam falis markay lasogaliyo aykoo qaban malcaynyo hoyo ku dhalikarto ay fak lagu wad tagay sado wa qofta kaliye wadnimad rabto dak qar kahyo wan ogahay soomalyland laxtihin iska muusa dhamntiin ciyal dawlad somaliay kadib dhasha thiin flagad ka day umad muslimkaha nabey qoftii islantan wax ka shekto karod halayo najsyaheey doqonimo naga lagu arki jiray rak dadka xamanyo shuban shambri niga dhig
salma qali - 2011-06-07 13:26:25 subxanlaah bismilah sado wadanka hade tagereso alle ha u bariiso waxe hesane ha u dirto alle ka kabso ayan kudhahi lahaya waxad galesa qabri su ashiisa adagtahaya yarabil calamin sidan mada musliniimo ku sheganesa alle uso labo waku ajibaya insha laha dadka iyo dalka xuman inada fasho kuma dhismayo alle u bari mamo sado
Fahad Kiilo - 2011-06-07 13:41:07 Saado Cali labiskeeda waa ok Darees gacamaha ka go'an ma wadato iyo guntiino ee waxey wadataa funaanad hoose iyo dirac mana arko jirkeeda ee waxan arka dhaerkeeda, dhanka kale Saado waa Istaahishaa abaalmarin , waa maamo waa fanaanad waa muwaadin, Hate ka iyo naceybka daaya Taageera fanaanada qarankeena GO GO Sado
Abdalla - 2011-06-07 13:41:36 Calaa Kuli xaaal Naagtaan Waa Eey Qaawan Tahay Xabadkeeda wax saaran malahan Run Ahaantii Wa Arin Laga Xumaado MArka loo sii firiyo Saado oo Ah Maamada Fanka iyo Dhaqan Ka Soomaali AnyWay ALLLAHA Soo Hanooniyo Sawiradaana Waxa Haboon In Laga saaro mesha Sababtoo ah Waxey Wax udhimayaan Sharafta Qufka Muslin ka ah iyo Dhaqanka soomaliya intaba... Mahadsanidiin
Saamiya faarax - 2011-06-07 13:47:03 Jilaa waa mahadsantahiin inaad noo gudbisaan wararka Fanka Somalia , Saada Cali-na cirkey mareysaa oo cid ma tiigsan karto , mana qaawana saado oo dhar cad ayay hoos ka gashantahay seyf la boodka dadka ah Ha is marjiyaan ciil dartiis ,Saado Cali wa Star , Long Live ,, Anaga ku jecel Saado noo soo gasho waxaad doonto ,, You always Saado wadani
Luul ali - 2011-06-07 13:51:21 Afkiina uraayo ka leexiya fanaanada Qaranka, Saado ma qaawana , oo waxey wadataa under wear iyo dirac , mana u arki jirkeeda waxaad u jeedaan waa dharkeeda , ka leexda Hooyadiin oo kale waaye Saado , waa qof jecel dalkeeda Thanks Jilaa.com
Hanad - 2011-06-07 15:19:31 war allihii ku abuurey kabaq aduunkan waa laga tagayaa mida kale dadkiinaan xumaanta ku taageerayo waa leydinla xisaabtami doonaa waqtigey noqotaba abaal marinta waa sida walaaka iga horeeyey uu sheegey waxaa loogu tala galey in lagu baadiyeeyo gabdhaha muslimiinta saadooy alla kabaq { kun fidunyaa ka anaka qariib ow caabirii sabiil } xadiithki RSCW waa kaa,,,,,,,,,,,,,,,,,
wardhere yare - 2011-06-07 15:45:35 it,s a great achievement
Xamaraawi - 2011-06-07 15:55:05 Waraa Rer Badiye Gabadha Haku mashqulina Ee Magalaysta T Shirt Bay xirantahay Magalayste Hadii Kale Laftirkiina La idinku Dhufanaya
ha isoo marin adio marti ah - 2011-06-07 16:16:23 hahahahah war dadkaan indhaha is tirayo maxey ahaayeen
waan ujednaa qof walbana wu ujeda iney qawantahay
ayadawa is qaawisee idinka miya dhar u xirayo
moha - 2011-06-07 16:38:42 haku lumin waqti badan wax ka sheega fanaanada ee fadlan nala qeybsada farxada nala ciida oo nala soo dhaweeya horumarka lixaadka leh ee ay fanaanadu gaartay waana mid aanu ka filaynay heerkaas iyo mid ka sareeyaba
adnan - 2011-06-08 02:36:15 waa sheeyaha ugu daran markaad aragto nooc jin ah ama sheydaan ah waad ka fajaceysaa qoftaan umaleenmaayo in eey damiirkeedu wanaagsan yahay naartu dad badan ayee ubaahntahay waa dhab laakinse saado waa nooc aan la mid eheen soomlida kale waa baqti toos ah
wixii shedead yimado shabiya sado - 2011-06-08 06:31:33 dadkiina sado wax ka shegayo maxuu dwld ka yaqanaaaaaaaaa alla ciyalkan shabaka maskaxda ka rogay ya naga qabto haday shababa way uu dhamatay waqtigoad wuu dhacay marka maamad sado cadaw geda alla ha jabiyo viva saado cali warsame
adnaan - 2011-06-08 07:10:34 war dhibka idin heysto maxa waaye hadi iindhaha la idin nuuriyo wali dood maad qabtiin adigaba nasiib leh hadad saado aragto kaba si macane xubnaheda kala shuban iska fiirso indhana u raaxey maskaxda
ku daji buuq badana iska dhaafa somaliyey dacwad iyo dood lee wadaane kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
barmuudo - 2011-06-08 16:27:42 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta waxaa wax lala yaabo ah ninka dhahaayo sawiradaan ayadoo qaawan maxaad usoo gelisen sxb ayadoo gurigeda joogta inta loogu tagay lagama soo qaadin kow dheh ee ayadaa is keentay cid moogna malahan iney sidaan iyo si ka fool xun ay sameyn jirtay hadana sidi ka si xoogeysatay oo wax ka daran kale soo wado marka waa waayeelee u duceeya naxariista eebe lagama quustee
jamilo - 2011-06-09 00:28:55 @beene, duqdan weyna naasaheeda maxa ku tuse, ilaah ku ceebe maku dhaha beene.
shankaroon - 2011-06-14 20:55:49 yaab badanaa adunakan aniga wax la yabanahay is qawin nucan o kale eh waligey ma arkin habalaha somaliyedne waxa lagu yaqinay hadi ay xirtaan dirac in aay rajastiin ama kishali qof walbo sidi u yaqano xirto lakin wa la yaab eh qof dhan fananad qaran eh masne xabadkeda qawan yahay koleyto qof walbo iyo aqiradeda jilaa hadi ay so galiyen sawirkeda ayaga kama so xogin ayada ana ugu talo gashay ,dadkinan dhahayo wax cad ay ku hos wadata diraca indhaha maxa isku tireysiin wad u jedaan waxba in ay ku wadan marka ilaah haso hanuniyo xumaan ma ahan wax qof lagu tageero qof walbo iyo camalkeda ayey malinta qiymaha la hor imanee rabi abuurtay marka ilaah qatumadena qer hanooga dhiigo aaaaaamiiiiiiiiin
Linda - 2011-06-17 14:42:39 Posts like this brighten up my day. Tkahns for taking the time.
Bubbie - 2011-06-18 11:46:32 That's really thniking out of the box. Thanks!
ceejiye - 2011-06-20 19:33:35 war dadkan waa waalanyihiin sxbyaaloow idinka ma arkin miyaa qof wax soo hilmaamay,saado waxay u egtahay inay rajastiinki soo hilmaantay oo taraqyadeedi saas kamarada ugu dhacday markaas ha la yaabina duqda ha laga taraarixiyo gadaal ey ka saxee wixii xumaadeeee kkkkkkkk
XUDUN - 2011-06-24 15:10:58 ACUUDU BILAA MINAA SHAUDAANI RAJIM. WAAR SHAW LACAGTAA AY NOO SOO DIRTAA QOLADAYADAA SSC WAA LACAG AY SIILKEEDA KA SOO SARTAY DILO ILAA DILO
Qalanjo - 2011-06-24 17:09:18 Istaaqfuruleyso walaal yaad waxka sheegeysaa fiiri mark a hoer waafanaanadii qaranka ceeb caleek
axmed - 2011-06-25 14:08:13 war qarana tani mataqan e umada somaliyed ayay iskudirta islaanta asaasaq day mantana qawanan ku dartay dadkiina difacyow dadkama indhaha ayad qabanysan wata qawane takaleunder wearka ma sidasa wd aragtan iny nasihii caadi loo arkee shittttt